Wararkii Ugu Dambeeyay xarigii loo geestay wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaasi saacado kooban xabsi ku hayeen wasiirkii hore ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed. Sida aan wararka ku helnay ciidamada ammaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa hotel uu magaalada Baydhabo ka degnaa kala baxay wasiir hore C/rashiid C/llaahi Maxamed … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay xarigii loo geestay wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya